Chad oo ku dhawaaqday inay ka baxayso ICC, kuna eedeysay maxkamadda inay si gaar ah u beegsato Afrika
N’Djamena – Dowladda Chad ayaa ku dhawaaqday qorshe ay uga baxayso Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC), iyadoo ku dooday in waxtarka maxkamaddu uu yahay mid xaddidan oo aan dheellitirnayn, isla markaana inta badan diiradda saarto dacwadaha la …